Dowladda Pakistan ayaa tacsi u dirtay qoysaska iyo ehellada shan shaqaale ah oo ku geeriyooday dhacdo ka dhacday meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya.
Pakistan ayaa muujisay murugada ay ka qabto geerida shaqaalaha markabka, iyadoo tacsi iyo garab istaag u dirtay qoysaskooda xilligan adag.
Dhacdadan ayaa la xiriirta markabka M.T.
Geerida shantan shaqaale ayaa oo dhowaan ay burcad-badeed Soomaali ahi afduubteen ayaa dhalisay walaac, waxaana markii dambe marka soo furtay ciidaamada puntland.
Puntland ayaa sheegtay in burcad-badeedu ay si bareer ah u toogteen shan kamid ah shaqaalihii markabkaas ka hor inta aanay ciidamadu howl-gal furashada ah fulin.
Pakistan iyo Soomaaliya waxay leeyihiin xiriir soo jireen ah, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, amniga iyo iskaashiga badda.