U bood dhigaalka

Abwaan Sangub Oo Geeriyoodey

Sheeko:Dalka

Alla ha u naxriistee waxaa maanta isbital kuyaala magaalada Addis-ababa ee  dalka Itoobiya ku geeriyooday Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise(Abwaan Sangub).

Abwaan Xirsi Dhuux Guddoomiye ku xigeenka Golaha abwaannada Qaranka ayaa Goobjoog News  u xaqiijiyay geerida abwaan Sangub, isagooo eebe uga baryay in uu naxriistiisa uu ka waraabiyo.

Abwaanka Soomaaliyeed ee Maxamuud Cabdullaahi Ciise(Sangub) ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey xanuunsanayay,waxaana markii ugu dambeysay kujiray isbital kuyaala  Dalka Itoobiya.

Goobjoog News