U bood dhigaalka

Akhriso: Cidda Ay Madasha Xisbiayada Qaran Ku Sheegeen Kali-talisnimo

Sebteembar 15, 2020

Madasha xisbiyada qaran ayaa keligii talisnimo ku sheegay in dalka uu xukuumad la’aan ahaado in ka badan 50 maalin.

Qoraal kasoo baxay madasha ayaa lagu sheegay “Madashu waxay u aragtaa in Madaxweynuhu si sharci darro ah u magacaabay kusime Ra’isul- wasaare, taasoo aan shuruucda Dalka meelna kaga qornayn. Madashu waxay u aragtaa inay tahay masuuliyad darro iyo kali-talisnimo in Dalku xukuumad la’aan ahaado muddo 53 cisho ah, dowladnimadiina Madaxweynuhu gacantiisa kusoo aruuriyay isagoo uga gol leh inuu ku gaaro dan shakhsiyadeed”.

Haddaba halkan ka akhriso: Qoraalka Madasha: