Akhriso: Liiska Xildhibaanada Cusub Ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Soo Saaray

Waxaa goor dhow guddiga madaxa bannaan ee soo xulista baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed ay soo saareen liiska xildhibaanada cusub ee maamulkaasi oo tira ahaan gaaraya 95 mudane.

Guddiga ayaa waxa uu maalmihii la soo dhaafay ku guda jiray sidii ay u soo xuli lahaayeen xildhibaanno cusub oo ay ku wada qanacsanyihii beelaha dega deegnaada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Sidoo kale soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Koonfur galbeed ayaa waxaa kaalin mug leh ka qaatay odoyasha dhaqanka maamulkaasi, iyaga oo si dhow ula shaqeynayay guddiga madaxa banaan ee arrinkaasi loo xilsaaray.

Waxaana xildhibaanadan la soo xulay lagu saleeyay qaab qaabiileed iyo sida loogu kala badanyahay degmooyinka iyo deegaanada Koonfur galbeed Soomaaliya.

Halkan ka akhriso magacyada iyo qabiilada ay ka soo jeedaan xildhibaanada cusub ee Koonfur galbeed

Goobjoog News

Related Articles

One Comment

  1. . For some time forget about the rules of the society, live in today, breathe in the fresh air, refresh yourself so that you can have a sense of belonging to the class of classy women, your energy supports you for bliss, take this thing into consideration and make the difference in your life for a good reason. If you allow our ladies, they can use some of the sizzling props like scented candles, chocolate syrups, these products can supplement the sexual session and elevate your hunger for more love, you will bite these ladies and leave your symbols as love bites in red colour.
    Gurgaon Call Girls

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW