Akhriso: Magacyada 46 Dibad-baxe Oo Ku Eedeysan Dil, Dhac iyo Burburin Hantiyadeed

Saldhigga degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir ayaa ka codsaday  xeer ilaalinta iyo maxkamadda gobolka Banaadir in la siiyo 5 maalin oo ay ku soo baaraan dibad-baxayaal ku eedeysan dil, dhac iyo kharbudaad.

Dadkan ayaa lagu soo qabtay dibad-bax dhacay 13-kii bishan, waxaana halkaasi ku dhintay in ka badan 5 qof.

Akhriso: Qoraalka:

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW