Akhriso: Magacyada iyo Beelaha Guddiga Madaxa bannaan ee La dagaalanka Musuqmaasuqa

Golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah ayaa isniintii meelmariyey guddiga ladagaalanka musuqmuuqa oo ka kooban ilaa 9 xubin oo ay soo xuleen.

Xubnahan ayaa loo qeybiyey beelaha Soomaaliyeed, laguna qeybsaday 4.5 oo ah 5 4 beel oo weyn iyo beelaha laga tirada badan yahay.

Haddaba, Goobjoog News ayaa heshay magacayada guddiga iyo beelaha ay ka soo jeedaan.

Waxaana loo magacaabay Xubnaha kala ah:
– Maxamed Cabdikariim Ibraahim (Reer Aw-xasan)
– Avv. Cabdiweli Axmed Cumar (Ogaadeen)
– Dr. Xasan Khaliif Xasan (Mareexaan)
– Avv. Maxamed Xuseen Xaamud (Gaal-jecel)
– Avv. Saciido Maxamed Xaashi (Xawaadle)
– Mudane Amiin Axmed Sh. Cabdiraxmaan (Raxanweyn)
– Mudane Cabdullaahi Sh. Abuukar (Garre)
– Mudane Khadar Axmed Diiriye (Isaaq)
– Saamiya Saciid Xuseen (Gudabiirsay)

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW