Akhriso: Magacyada Xildhibaanada Hadda Ku Fadhiyo Kuraasta Golaha Shacabka Ee Doorashadooda La Shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska 11- kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadooda ay tahay magaalada Baydhabo.
Kuraaasta guddiga ay shaaciyeen ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay doorashadooda ka dhacdo magaalada Baydhabo.
Waxaa horay afartii sano ee la soo dhaafay kuraasta la shaaciyay ugu fadhiyay xildhibaanada kala ah:-
1:HOP#002: Waxaa ku matalayay KG afartii sano ee la soo dhaafay xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Maxamed.
2:HOP#046: Waxaa ku matalayay KG afartii sano ee la soo dhaafay xildhibaan Rabaco Sheekh Nuur.
3: HOP#050: Waxaa ku matalayay KG afartii sano ee la soo dhaafay xildhibaan Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif.
4:HOP#056: Waxaa ku matalayay KG afartii sano ee la soo dhaafay xildhibaan Maxamed Jaamac Mursal.
5: HOP#085: Waxaa ku matalayay KG afartii sano ee la soo dhaafay xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla Xuseen.
6: HOP#156: Waxaa ku matalayay Koonfur galbeed afartii sano ee la soo dhaafay xildhibaan Cali Cabdi Cismaan.
7:HOP#159: Waxaa ku matalayay Koonfur galbeed afartii sano ee la soo dhaafay xildhibaan Xasan Ibraahim Maxamed.
8: HOP#176: Waxaa ku matalayay Koonfur galbeed afartii sano ee la soo dhaafay xildhibaan Maxamed Mursal Maxamuud (Boorow).
9: HOP#184: Waxaa ku matalayay Koonfur galbeed afartii sano ee la soo dhaafay xildhibaan Xasan Cabdinuur Cabdi.
10: HOP#231: Waxaa ku matalayay Koonfur galbeed afartii sano ee la soo dhaafay xildhibaanMaxamuud Macalim Yaxye.
11: HOP#253: Waxaa ku matalayay Koonfur galbeed afartii sano ee la soo dhaafay xildhibaanSamra Ibraahim Cumar.
Goobjoog News