Akhriso: Qaabka Loo Aasayo Marxuum Saqar, Wasiir Ku-xigeenkii W/shaqada iyo Shaqaalaha

Waxaa saaka lagu wadaa in magaalada Muqdishu ay ka dhacdo duugta wasiir ku-xigeenka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Saqar Ibraahim Cabdalla. Wasiirka ayaa ka mid ahaa dadkii shalay ku dhintay mid ka mid ah qaraxyada lala beegsaday wasaaraddiisa.

Sida jadwalku yahay, saacadda 8:00 subaxnimo ayaa lagula tukanayaa janaasada maydka marxuumka masjidka shuahadada ee madaxtooyada, kadibna waxaa lagu aasaayaa qubuuraha isbitaalka Madiina.

Tiro 5 ka badan ayaa ku dhimatay halka dhaawacyada ay 10 ka badan yihiin qaraxyo sabtidii lala eegtay xarunta Wasaaradda shaqada iyo Shaqaalaha.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW