U bood dhigaalka

Akhriso: Tirada Rasmiha ah Ee Barakacayaasha ama Qaxootiga ah ee Soomaaliya

Sheeko:Dalka

Mushkiladda barakaca ama in qaxooti la noqdo waa astaan ka mid ah kuwa lagu yaqaannay Soomaaliya 30-kii sano ee la soo dhaafay.

Maanta, sida ay sheegayaan hey’adaha dowladda federaalka ah ugu yaraan  2.6 million oo Soomaali ah ayaa barakac ku ah gudaha dalka, waxaa intaa dheer in ka badan 30,000 oo ah qaxooti ka yimid dalalka Ethiopia a iyo Yemen.

Dhanka kale, weli ugu yaraan 800,000 oo Soomaali ah ayaa qaxooti ku ah dalalka geeska Afrika, waxaana in muddo ah soo laabtay qaar kale oo lagu qiyaasay 90,000 .

Goobjoog News