2 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya Masar oo Qaramada Midoobay kala hadashay midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Dr. Badr Cabdulcaati iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane António Guterres oo qadka taleefanka ku wadahadlay ayaa qeyb kamid ah wadahadalkooda diiradda ku saaray faragelinta iyo weerarka Israa’il ay ku soo qaaday midnimada iyo wadajirka dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Turkiga oo degdeg u hirgelinaya saldhigga Dayax-gacmeedyada ee uu Soomaaliya ka dhisayo Dowladda Türkiye ayaa billowday hirgelinta mashruuca istiraatiijiga ah ee dhismaha Saldhigga dayax-gacmeedyada oo laga dhisayo gudaha Soomaaliya, taas oo la filayo inay si weyn uga caawiso Türkiye inuu ku biiro dalalka leh dayax-gacmeedyada iyo gantaallada hawada sare.
2 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya Bannaanbixii ugu weynaa oo Muqdisho ka socda iyo Culimada Soomaaliyeed oo dadka iyo dowladda ugu baaqay in laga hortago xadgudubka Israa’iil Bannaanbaxyo ballaaran oo ay hoggaaminayaan culimada Soomaaliyeed ayaa maanta ka socda magaalooyin kala duwan oo dalka ah, kuwaas oo si adag looga soo horjeedayo xadgudub cad oo uu maamulka Israa’iil ku hayo midnimada iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Soomaaliya oo war ka soo saaray shaqaaqii ka dhacday Degmada Dayniile Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray shaqaaqadii dhowaan ka dhacday degmada Deyniile ee gobolka Banaadir, ayagoo sheegay in bannaan bax ay koox dhallinyaro ahi abaabuleeni uu sabab waxyeello baaxad leh
2 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya Jaamacadda Carabta oo si adag u cambaareysay booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil ee Hargeysa Dalalka Jaamacadda Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay booqashadii uu Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil ku tagay magaalada Hargeysa, taas oo ay ku tilmaameen mid sharci-darro ah, xadgudubna ku ah madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wafdi Saraakiil ah oo ka socda dowladda Turkiga oo soo gaaray magaalada Muqdisho Wafdigan waxaa horkacayay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Turkiga, Ünsal Hayal, waxaana ka mid ahaa Taliyaha Arrimaha Dibadda, Gökhan Demirtola iyo Taliye Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda, Turgay Olgun.
1 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya Golaha Ammaanka Midowga Afrika oo maanta kulan degdeg ah ka yeelanaya Aqoonsiga Israa’iil ee Soomaaliland Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa maanta kulan degdeg ah isugu imanaya, kaddib tallaabadii uu maamulka Israa’iil ku aqoonsaday oo ay dunidu si weyn u diiday, xasillooni darrona ka abuurtay gobolka Geeska Afrika.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo laga cabsi qabo inuu weeraro jasiiradda Greenland iyo NATO oo war ka soo saartay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu doonayo in Greenland ay kamid noqato dalkiisa, hadalkaas oo ay xeeldheereyaashu ku fasireen in Washington ay qorshaynayso inay xoog ku qabsato is maamulkan sharci ahaan ka tirsan Denmark.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo shir guddoominaysa kulankii ugu horreeyay ee golaha ammaanku uu yeelanayo bishan Janaayo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir-guddoominaysa kulan haatan socda oo ah kii ugu horreeyay ee bishan Janaayo ee yeesho Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, islamarkaana looga hadlayo tillaabadii uu Mareykanku dhowaan ka qaaday Venezuela.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump ma waxa uu doonayaa inuu Tillaabo lamid ah middii Nicolas Maduro ka qaado Madaxweynaha Colombia? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weerar af ku qaaday dhiggiisa Colombia, asagoo si adag u dhaliilay Gustavo Petro, islamarkaana ku eedeeyay musuq, hoggaan xumo iyo ku lug lahaanshaha daroogada loo soo tahriibiyo Mareykanka.