Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul uga hadlay xadgudubyada ka dhanka ah sharciga caalamiga ah ee wado maamulka Israa’iil, isaga oo sheegay in aamusnaanta beesha caalamka aysan ahayn xal, balse ay horseedi karto cawaaqib halis ah.