1 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Aflaanta xun xun oo la ogaaday inay saamayn taban ku leeyihiin hab fakarka carruurta Daawashada Aflaanta xun xun ama ku saabsan dagaallada, tuuganimada, arrimaha jinsiga la xariira, iyo falalka dhaca iyo boobka ah ayaa la ogaaday inay saamayn taban ku leeyihiin hab-dhaqanka iyo fakarka carruurta
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Diyaaradda Ethiopian Airlines oo Joojisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay dalka Eritrea Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa sheegtay Isniintii inay hakisay duullimaadyadii ay ku tagi jirtay kana soo degi lahayd caasimadda Eritrea ee Asmara laga bilaabo Sebtember 3, iyadoo ku sababaysay xaalado shaqo oo adag.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 4 qof oo tareen saarnaa oo lagu toogtay magaalada Chicago ee dalka Mareykanka 4 qof oo tareen saarnaa ayaa lagu toogtay magaalada Chicago ee dalka mareykanka, waxayna laamaha nabad-gelyadu sheegeen inay xabsiga u taxaabeen qof lagu tuhmayo inuu ka dambeeyay weerarkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada ammaanka Soomaaliya oo xiray rag lagu eedeeyay inay dhac geysanayeen Ciidanka Booliska Soomaaliya gaar ahaan Saldhigga Degmada Dharkenley ayaa xiray saddex nin oo hubeysan iyo Mooto Bajaaj ay wateen, kuwaas oo lagu eedeeyay inay dhac u geysteen muwaadin ku nool degamda Dharkenley.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay ka wada hadleen wasiirrada gaashaandhigga Soomaaliya iyo Turkigu? Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga xukuumadda fedaraalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xarunta wasaaradda Difaaca Qaranka Turkiga ee magaalada Ankara kulan wax ku ool ah kula yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Turkiga Yaşar Güler.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ingiriiska oo Sheegtay inay joojinayso hubka ay siiso Israa’iil Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday inay hoos u dhigayso saanadda ciidan ee ay siiso ama ka iibiso maamulka Israa’iil, ayadoo sheegtay inay joojinayso 30 ka mid ah 350-ka shatiyada hubka ah ee ay u dhoofiyo Israa’iil, sababa la xariira halis ka dhalan karta iyo waxyaabaha shuruucda caalamiga ah iyo bini’aadantinimada ka baxsan ee loo adeegsado qalabkaas militari.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddo muhiim ah oo Webi Caasimadda ku dhex yaal isku badashay Inta lagu jiro xilli roobaadyada waxaa biyo dageenno maristoodu ay adag tahay isku badeli qaar kamida waddooyinka ku yaalla faras magaalaha caasimadda dalka ee muqdisho, waxaana ka dhasha caqabado ka dhan isku socadka dad iyo gaadiidka
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliska dalka Tuniisiya oo xabsiga u taxaabay siyaasiga ugu cadcad mucaaradka dalkaas Booliska dalka Tuniisiya ayaa xiray siyaasi mucaarad ah oo caan ah, iyadoo la xaqiijiyay inuu ka mid ahaa laba qof oo doorashada kula loolami lahaa madaxweynaha hadda talada haya Kais Saied.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagu xiray magaalada Hargeysa Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Xildhiban Maxamed Abiib Oo ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland la xiray xilli uu ka soo dagayay garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaaladaas.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaadistii Cuna-qabataynta Hubku maxay ka badashay Cududda ciidan ee Soomaaliya ? Ku dhowaad 10 bilood ayaa laga joogaa xilligii Soomaaliya laga qaaday cuna-qabatayntii hubka ee saarnayd muddo ku 31 siman sano, taas oo ahayd mid kamida guulihii ugu waaweynaa ee laga gaaray dib u dhiska dowlidnimada dalka.