1 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo Waraaqaha Aqoonsiga ka guddoontay Safiirka cusub ee Turkiga Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa Muqdisho ku qaabilay waraaqaha aqoonsiga ee Ferhat Alkan, Safiirka cusub ee Turkiga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:War Pakistan oo ka tacsiyeysay geerida shan shaqaale Markab ah oo ku dhintay Xeebaha Soomaaliya Dowladda Pakistan ayaa tacsi u dirtay qoysaska iyo ehellada shan shaqaale ah oo ku geeriyooday dhacdo ka dhacday meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isbahaysigii uu hoggaaminayay Mareykanka oo soo gabagabeeyay howlgalka uu ka waday Ciraaq Isbahaysiga uu hoggaaminayo Mareykanka ayaa soo gabagabeeyay howlgalkii milatari ee uu muddo ka badan toban sano ka waday dalka Ciraaq, kaas oo si rasmi ah loo bilaabay sanadkii 2014-kii, xilli ciidamada isbahaysiga loo diray Ciraaq iyo Suuriya si ay ula dagaallamaan kooxda Daacish.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah kula yeeshay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.
2 daqiiqo Sheeko:War Sideed badmaaxiin Masaari ah oo laga sii daayay afduub ka dhacay xeebaha Soomaaliya Sideed badmaaxiin u dhashay dalka Masar oo muddo bilo ah lagu haystay kadib markii lagu afduubtay markabka M/T Eureka oo marayay xeebaha Soomaaliya, ayaa la sii daayay, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rabshado ka dhex dhacay Diyaaradda Flydubai oo ka duushay Dubai una socotay Israa’iil Diyaarad rakaab oo ay leedahay shirkadda Flydubai, taas oo ka duushay magaalada Dubai ee Imaaraadka Carabta kuna sii jeeday Israa’iil, ayaa si degdeg ah ugu degtay dalka Sacuudiga kadib markii ay la kulantay xaalad degdeg ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koonfur Afrika oo markii saddexaad u yeertay safiirka Mareykanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Koonfur Afrika ayaa markii saddexaad muddo sagaal bilood ah u yeertay safiirka Mareykanka ee dalkaas, Leo Brent Bozell III, iyadoo dowladda Koonfur Afrika ay ku eedeysay inuu sameeyay waxa ay ku tilmaantay “dhaqan aan diblomaasiyadeed ahayn.”
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Madaxweyne Cali Guudlaawe oo shacabka ugu baaqay inay si weyn uga qeyb qaataan doorashada Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe, ayaa shacabka ugu baaqay inay si weyn uga qeyb qaataan doorashada ka socota magaalada Jowhar iyo guud ahaan deegaannada Hirshabeelle.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Shacabka magaalada Jalalaqsi oo si weyn ugu soo baxay doorashada Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka Shacabka magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa maanta si weyn ugu dareeray goobaha codbixinta, iyagoo ka qeyb qaadanaya doorashada xubnaha Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka ee Hirshabeelle.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga doorashooyinka oo faahfaahin ka bixiyay doorashooyinka Galmudug iyo Hirshabeelle Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in doorashadu si habsami leh uga bilaabatay 10 degmo oo ka tirsan Hirshabeelle iyo 11 degmo oo ka tirsan Galmudug.