2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Qatar oo war ka soo saartay booqashada madaxweynaha Soomaalila Ayadoo madaxweynaha Soomaaliland uu maalintii seddaxaad ku suganyahay caasimadda Dooxa ee dalka Qatar, ayay Wasaaradda arrimaha dibedda dalkaasi war ka soo saartay kulan dhex maray madaxweynaha Soomaaliland iyo Ra’iisul Wasaaraha,…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaaraha XFS oo dhagax dhigay dhismaha Wasaaradda kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo dhagax-dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, ayaa sheegay in Wasaaraddan ay ka mid tahay kuwa ugu muhiimsan hiigsiga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka Israa’iil oo dalbaday in si degdeg loo caddeeyo mustaqbalka marinka Qasa Militariga maamulka Israa’iil ayaa dalbaday in si degdeg ah loo caddeeyo mustaqbalka marinka Qasa, ayagoo ka horyimid in Xukuumadda Tel Aviv ay dhulkaas wada qabsato oo gumaysato. TV-ga Channel 12…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey geerida Madaxweyne ku xegeenkii labaad ee Jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud Luga Dheere Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee madaxweyne ku xegeenkii labaad eedowlad goboleedyada Jubbaland, Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud luga dheere. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumuu ahaa Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud Luga Dheere ? Allaha u naxariistee waxaa la xaqiijiyay geerida Cabdulqaadir Xaaji Maxamed oo ahaa madaxweyne ku xegeenkii labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, kaas oo goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimadda…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu yahay xariirka qarsoon ee Qatar iyo dowlad goboleedyada Soomaaliya iyo waxa uu ka dhigany ahay safarka Cirro ee Dooxa? Madaxweynaha Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cirro iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa ku sii jeeda dalka Qatar, ayadoo la filayo inay la kulmi doonaan masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo ganacsato u dhashay…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu ka dhiganyahay Heshiiska Rwanda iyo DRC Congo? Dalalka Rwanda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo oo muddo dheer ay xurgufi ka dhexaysay ayaa heshiis nabadeed oo Mareykanka iyo Qatar ay dhexdhexaadiyaal ka yihiin ku kala saxiixday magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti oo u dabaaldegaya maalinta xorriyadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, shacabka iyo dowladda Jabuuti, munaasabadda…
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Howlgal Culus oo Lagu Beegsaday Xarun Qarsoodi ah oo AS Ku Lahaayeen Aadan Yabaal. Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa dhowaan hawlgal qorsheysan ka fuliyay xaafadda Howlwadaag ee degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Hawlgalkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Booliska oo gacanta ku soo dhigay 17 nin oo lagu eedeeyay qalqal-gelin amni Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta guud ee Gobolka Banaadir iyo Hay’adaha kale ee Amniga Caasimadda Muqdisho ayaa lagu soo qabtay ragaan oo…