1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo ubax maamuuseed dhigey taallada Dhagaxtuur Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda iyo dhiiggooda u huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud ahaan halgankii gobannimo doonka ee dalka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka garaabay dhibaatadii ay dowladdii kacaanku ka geysatay Soomaaliland Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud “wixii ku dhacay walaal reer waqooyi qalad dowladi gashay ayay ahaayeen”. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay munaasabad lagu xusayay 26-ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Booliska Soomaaliya oo soo saaray amarro ku saabsan maalmaha xorriyadda Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray amarro culus oo ku aaddan xuska maalmaha xorriyadda, ayagoo ka digay in aan wax rasaas ah la ridi karin si loo weyneeyo munaasabadaha todobaadka xorriyadda.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo sheegay in duqeyntii xarumaha Nuclear-ka Iran ay xabbad-joojinta sabab u noqatay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka hadlay dagaalkii adkaa ee dhowaan dhex maray Israa’iil iyo Iran ayaa sheegay in ay duqeyntii Mareykanku ku weeraray xarumaha Nukliyeerka Iran ay dagaalka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo aqbashay heshiiska xabbad-joojinta ah ee ay la galayaan Iran Maamulka Israa’iil ayaa sheegtay inay aqbashay xabbad-joojinta uu soo jeediyay Trump, kaas oo la doonayo in lagu soo afjaro dagaalka 12-kii maalmood ee la soo dhaafay ka socday Gobolka Bariga…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino NISA oo sheegtay inay 13 xubnood oo Al-Shabaab ku dishay howlgal ka dhacay Gobolka Hiiraan Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) oo kaashanaysa Saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen Isgoyska Gaycad ee deegaanka Mabaax ee Gobolka Hiiraan, ay sheegtay in lagu…
2 daqiiqo Sheeko:War Hiigsiga qarni-jirka Soomaaliya oo maanta laga daahfuray caasimadda Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Hiigsiga Qarni-jirka Soomaaliya ee 2060-ka, oo ah aragti dheer oo mustaqbalka, islamarkaana qeyb ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaalka Ka socda deegaanka Burjeed ee duleedka Baydhabo Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo ka socda deegaanka Burjeed ee duleedka magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel-gaarka ah ee maamulka Koonfur galbeed, waxayna wararku sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaaraha XFS oo sheegay in dowladdu ay dhiirigelinayso talooyinka ku aaddan doorashooyinka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlayay munaasabad loo qabtay ergadii ka qeyb-gashay gogashii dhowaan ka qabsoontay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xukuumaddu ay dhiirrigelinayso talooyinka ku wajahan doorashada…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Qiimaha Geela iyo Kaalinta uu Nolosha Soomaalida uga Jiro Geelu waxa uu kamid yahay xoolaha ugu qiimaha badan ee Soomaalida ay dhaqato, waana xoolo leh kaalmo dhaqaale, dhaqan, nololeed iyo mid taariikheed oo aan sahlaneyn. Soomaalida oo ah dad…