1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Iran oo xiraysa marin biyoodka Hormuz Dowladda Iran ayaa xiraysa marin biyood Hormuz oo in ka badan 20% ganacsiga adduunka uu maro waqtiga, waxayna tillaabadani jawaab u tahay cadaadiska ay reer Galbeedku ku hayaan dalkaas. Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iran oo jawaab adag ka bixisay weerarkii Mareykanka Saacado ka dib markii Mareykanku uu weeraray xarumaha Nukliyeerka Iran, jawaabta Tehran ayaa noqatay mid adag, waxayna duqeymo ka geysatay in ka badan 400 oo goobood oo ah dhulka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa ka jira in Mareykanka iyo Israa’iil ay sanad ka hor qorsheeyeen weerarka xarumaha Nukliyeerka Iran? Sida ay sheegtay shabakadda wararka ee ABC, oo soo xiganaysa ilq sirdoon oo dhanka Israa’iil ah, Maraykanka iyo Israa’iil ayaa weerarka xarumaha Nukliyeerka Iran iyo tababar ku saabsan ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waxyeello noocee ah ayaa gaartay xarumaha Nukliyeerka Iran? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in diyaaradaha Mareykanka ee dalkiisu ay weerar duqeyn ah ku qaadeen saddex xarumood oo muhiim ah oo ka tirsan barnaamijka nukliyeerka Iran, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo ku hanjabay inuu Iran mar kale weerar culus ku qaadi doono Wax yar ka dib markii Mareykanku oo dhawr bam oo dhulka hoos u dalooliya ku garaacay xarumaha Nuclear-ka Iran ee Fordow, Nataas iyo Isfahaan, madaxweyne Trump ayaa soo saaray digniin…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka shiraya dagaalka Iran iyo Israa’iil Golaha wasiirrada Arrimaha dibedda dalalka Iskaashiga Islaamka ayaa magaalada Istanbul ku yeeshay shir ku saabsan xiisadda u dhexeysa Iran iyo maamulka Israa’iil, ayadoo dowladda Soomaaliya ay ka qeyb-gashay shirkaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Madaxweynaha Soomaaliland oo daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee deegaannada Soomaaliland Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 8-aad (Dhexe) iyo 4-aad (Dugsiga Sare) ee Somaliland, kaas oo ay u…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Saameynta Dagaalka Israa’iil iyo Iran ku yeeshay Dhaqaalaha Caalamka Dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Iran ee 13-kii bishan qarxay ayaa si weyn u saameeyay dhaqaalaha caalamka, maadaama labada dalba ay door muhiim ah ku leeyihiin amniga iyo gaadiidka tamarta,…
1 daqiiqo Sheeko:Aqalka Sare Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Xildhibaanad Suuri Diiriye Carab Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyska iyo qaraabada ay ka geeriyootay Alle ha…
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Sanbaloolshe oo dib u helay kursiga HOP058 Agaasimihii hore ee Hay’adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa loo doortay xubin ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ka dib markii uu ku guulleystay…