2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo warbaahinta horteeda ku canaantay madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Trump ayaa madaxweynaha Koonfur Afrika ku dhex kulan warbaahineed ka dhacay xaafiis Oval ee aqalka cad, asagoo tusay muuqaallo iyo sawirro ku saabsan dad caddaana oo uu sheegay in lagu…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Maxaa looga hadlay kulanka Agaasimaha NISA iyo odayaasha deegaanka Moqokori? Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ku sugan furimaha hore ee dagaalka ayaa magaalada Moqokori kulan kula yeeshay odayaasha deegaanka. Kulankan…
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha iskaamka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo khudbad ka jeediyay munaasabadda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo sheegay in sodaalkiisii bariga dhexe uu ka faa’iiday ku dhowaad 2 trillion oo dollar Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka hadlay safarkiisii uu dhowaan ku tagey gobolka Bariga dhexe, gaar ahaan qaar kamid ah dalalka Khaliijka ayaa sheegay in dalkiisu uu socdaalkaas ka faa’iidey…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul Wasaare Xamse iyo danjiraha dalka Yemen? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Yemen u fadhiya Soomaaliya, Mudane Fadli Ali Ahmed Labada masuul ayaa ka wada hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse: “ in laga wada qeyb-qaataa 𝗱𝗶𝗳𝗮𝗮𝗰𝗮 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗵𝗶𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeybgalayay kulan dadweyne oo lagu soo bandhigayay waxqabadka XFS iyo qorsheyaasah haatan hortebinta u leh ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Ciraaq oo ka wada-hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca iyo tababarrada Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq, Mudane Thaabit Maxamed Al-Cabaasi, kadib markii uu booqday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Munaasabado lagu xusayo 18-ka May oo ka socda deegaanada Soomaaliland Munaasabado waaweyn oo lagu xusayo 18-ka May oo ah maalintii ay Soomaaliland ku dhawaaqday gooni isku taageeda ayaa ka socda magaalada Hargeysa, deegaanno kale, iyo qaar kamid ah dalalka dibedda.…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Sooyaalka Xiriirka Soomaaliya iyo Ciraaq iyo danaha ay wadaagaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saacado ka hor ka dagey magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, halkaas oo uu wada-hadallo kula yeelan doono masuuliyiinta dowladdaas. Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay munaasabad lagu weynaynayay Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15ka May Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15ka May, taasoo lagu xusayay 81 sano guuradii ka soo wareegtay aasaaskii…