3 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Da’yarka Naf-huridda ugu jira meel-kasoo-saaridda Daddka Deegaankiisa Aqoon la’aani waa iftiin la’aan ayey Soomaalidu tiraahdaaye, muhiimadda ay Waxbarashadu u leedahay qofka Banu-Aadamka ah, waa mid wajiyo badan oo aan faa’iidadeeda ka wada dheregsannahay.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Muhiimadda Iyo Saamaynta Dhaqaalaha Dalka Ee Maqnaashaha Lacagta Shilinka Soomaaliga Soomaaliya waxaa loo aqoonsanyahay dal aan beeso lahayn(Cashless), kadib markii uu meesha ka baxay isticmaalkii Shillinka, taasi oo ka dhigan in wixii dhaqdhaqaaq lacag ah oo wax isdhaafsi, gadasho, iib ama keydba.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bajaajleyda Muqdisho oo ka jawaabay Cabashadii ay ka xalisay Wasaaradda Gadiidka Qaar kamid ah darawalada Mooto bajaajyada ee magaalada Muqdisho ka shaqeysta ayaa si weyn usoo dhaweeyey go’aankii kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumada Somaliya ee hoos loogu dhigay.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo darawallada Mooto Bajaaj-ka ugu baaqay in laga wada-shaqeeyo nidaamka iyo Habraacyada cusub. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa ugu baaqay dhallinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaajta in nidaamka cusub ee la soo rugay laga wada-shaqeeyo.
3 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo soo saartay habraac cusub oo wax badan ka badalaya qiimihii hore ee Laysinka Mootada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS. ayaa soo saartay Habraac cusub oo wax badan ka badalaya qiimihii hore ee Laysinka Mootada uga bixijiray Darwaladda Gaadiidka Bajaajka ku shaqeysta.
3 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Todobaadka Soomaalida ee Qaahira 2024 oo si Rasmi ah Loogu Soo Gabagabeeyay Dalka Masar Kulanka oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiin sar sare iyo xubno kale oo ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Masar ayaa waxaa laga soo jeediyay khudbado muhiim ah iyo warbixino diiradda lagu saarayay.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Dalka Masar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Wada-hadallada Magaalada Ankara ee Itoobiya Kala Dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee wadahalkii u dhexeeyay Somalia iyo Ethiopia oo gareadeen ay ka tahay dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Ra’iisul wasaaraha Xamse oo Faahfaahin Ka Bixiyay Guulaha Kala Duwan ee ay Dowladda Gaartay. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo xiray Madasha Aragti-wadaagga Soomaaliyeed ee Heritage, taas oo lagu gorfeynayey dejinta qorshaha kobaca.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Safiir Ingiriiska oo Jeediyay Khodbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Hadda Muxuu Ka yiri Xaaladda Soomaaliya?. Danjiraha dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya oo ka qeyb-galay madal dadweyne ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda dalka iyo hormarrada kala duwan ee laga gaaray dowlad dhiska, xasilloonida.