1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalay Lagu Daahfuray Heshiiska Difaaca Badda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Danjiraha dowladda Turkiga ayaa kaga qeyb-galay dusha markab.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Munaasabad Lagu Daahfurayay Heshiiska Difaaca Badda oo Lagu Qabtay Dekadda Muqdisho Munasabad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu soo dhaweynayo markab dagaal oo uu Turkigu Soomaaliya u soo diray ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana munaasabadda ka qeyb galay madaxda ugu sareysa dowladda.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Qaar Kamid ah Shirkadaha Ka Shaqeeya Korontada oo Muqdisho Lagu Mideeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Heshiis lagu mideynayo qaar kamid shirkadaha korontada bixiya ee Muqdisho, si shacabku.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Bariga Afrika oo Munaasabad Sagootin ah Loo Sameeyay Wefdi ka socda Baarlamaanka ururka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika oo maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa loo sameeyay munaasabad sagootin ah oo si heer sare ah loo agaasimay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Hoos u Dhac Xooggan oo Laga Dareemayo Suuqyada Caalamka ee Dahabka, Xilli Soomaaliya uu Sare Kacay Qeymaha dahabka caalamka ayaa hoos u dhacay heerkii ugu hooseeyay ah gaaray labadii toddobaad ee ugu dambaysay, ka dib markii xiisadda Bariga Dhexe yaraatay oo dhiilladii dagaalku qabowday.
1 daqiiqo Sheeko:War, Warar & Warbixino Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo La Kulmay Kaaluyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Kuwait Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh ayaa Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuwait.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweynaha Shirshabeelle oo Booqday Magaalada Balcad, Isagoo Xarigga Ka Jaray Garoonka Ciyaaraha Degmada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa gaaray degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
6 daqiiqo Sheeko:Muuqaallo Dambiilihii Mucjisada Ahaa ee Moscow Laga Holin Waayay, Wax Badan Ka Ogow Isaga Jidadka magaalada moosko waa kuwa cariiri iyo saxmad badan tirada dadka iyo gaadiidka sii kordhaya ayaana Sabab u ah, balse waxaa jira goobo waaweyn oo loogu talo-galay in baabuurta la dhigto, bulshaduna ay ku nastaan.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Baaq Nabeed Kasoo Saartay Dagaal Beeleedyada Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ay dirirtu ku dhexmartay qaybo ka mid a dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Malesia iyo Khasaare Dhimasho iyo Burbur Ka Dhashay 10 ka mid ah shaqaale diyaaradeed ayaa dhintay ka dib markii ay isku dhaceen laba diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah oo ay leeyihiin ciidamada badda ee Malaysia, kuwaas oo si xun u burburay.