1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Qaabilay Safiirka Dowladda Serbia u Qaabilsan Geeska Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Seerbiya u qaabilsan Geeska Afrika.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab 8 Xubnood oo Katirsanaa Al-shabaab oo Isku Dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Qeybta 60-aad Taliska Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 8-Xubnood Oo ka Tirsanaa kooxda Alshabaab Oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabad sugida koonfur Galbeed.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubno Ka Tirsan Baarlamaanka Dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika oo Soo Gaaray Muqdisho Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo habdhowre kuxigeenka Golaha Shacabka Xildhibaan Cabaas Cali Ibraahim iyo sidoo kale Xoghayaha guud .
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ruushka oo Ukraine Ku Eedeeysay Iney Weerar Kusoo Qaaday Ruushka ayaa ku dhawaaqay in dhowr gobol oo ka tirsan dalkiisa laguu soo qaaday weerar loo adeegsaday in ka badan 50 diyaaradood oo aan duuliye lahayn, taasoo keentay dhimasho iyo dab ka kacay dhismayaal la deggan yahay.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Soomaaliya oo Gaaray Taliyaaniga Si ay Uga Qeybgalaan Shir Caalami ah Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira Xildhibaano , mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shil Gaari oo Khasaaro Dhaliyay oo Ka Dhacay Muqdisho Shil gaari oo naxdin ayaa ka dhacay magaalada Muqsisho, gaar ahaan suuqa beerta ee degmada waaberi, waxaana inta la hubo ku geeriyooday hal qof oo shacaba, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Shirka Daadajinta Amniga Caasimadda oo Ka Dhacay Muqdisho iyo Maamulka oo Ka Hadlay Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa faah faahin ka bixiyay shirka daadajinta Amniga Caasimadda ee ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Amniga oo Kulan La Qaatay Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo Markale Ku Celisay Wadahadallada Itoobiya Ku Xiran Tahay Ka Noqoshada Heshiiska Somaliland Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan wax heshiis ah aysan la geli doonin Itoobiya tan iyo inta Abiy Axmed uu waxkamajiraan kasoo qaadayo heshiiskii is-afgarad ahaa ee uu la galay gobollada ee Somaliland.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Shirka Madasha Wadatashiga oo Dib u Dhacay Ku Yimid iyo Dowladda oo Aan Shaacin Waqtiga uu Furmayo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo maanta lagu waday inuu ka furmo magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku yimid dib u dhac, sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay dowladda, shirkaan ayaa waxaa dhowaan iclaamiyay.