1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 5 Sarkaal oo Ku Geeriyootay Burburka Hilikobter Kenyaan ah Ciidamada Qalabka Sida ee Kenya(KDF), ayaa shaaciyay in Hilokobter ay saarnaayeen 12 Qof ay ku burburtay Sindar galbeedka Kenya.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiisyo Dowladdu ay Lasoo Gashay Dhiggeeda Tanzania Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ay wada gaareen Dowladaha Soomaaliya iyo Tansaaniya.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Shir Looga Hadlayay Ka Hortagga Faafidda Fikirka Xagjirnimada oo Muqdisho Ka Dhacay Ra’iisul wasaare KY xegeenka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb-galay shir looga hadlayay ka la dagaallanka fikradaha xagjirka ah ee rabshadaha wata oo ka dhacay magaalada muqsisho.
1 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah Midowga Yurub oo Sheegay Walaac Xooggan Ka Muujiyay Diidmada Israel ee Gargaarka Qaza Sarkaal ka tirsan Masuuliyiinta arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa sheegay in ku guuldaraysiga in la fududeeyo gargaar la geeyo marinka ay ka dhigan tahay xukun dil ah oo lagu xukumay Falastiiniyiinta.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Roobka Xilliga Gu’ga oo Siweyn Uga Curtay Qeybo Badan oo Dalka ah iyo Cabsi Laga Muujiyay Iyadoo muddooyinkaan dambe heerkul aad u sarreeyo iyo huur laga dareemay guud ahaan gobollada Soomaaliya, ayaa saacadii la soo dhaafay waxaa meelo badan oo dalka kamid ah ka curtay roobka xilliga Gu’ga.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Mudane Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud (Luga dheere” ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Kismaanyo wafdi ka socda Hay’adda Save the Children oo booqasho ku tagay.
7 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Dadka uu Dilo Ayuu Maqaarkooda Dharka Ka Sameysan Jiray, Waa Sheeko Xiiso Leh Edwad jiin wuxuu ku dhashay magaalo lagu magaacaabo lagroos oo ka tirsan gobolka wiskonsiin ee dalka maraykanka sanadkii 1906. Wuxuu ahaa da’dii labaad ee ay isku dhaleen agoosto jiin iyo jowrajiin oo ahaa labadiisa waalid.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Magaalada Dubai oo Daadad Xooggan Ku Rogmadeen, Kadib Daruuraha Macmalka ah iyo Gu’ga Isbiirsaday. Magaalada Dubai dalka iskutagga Imaaraadka Carabta ayaa waxaa ku dhuftay daadad xooggan, kadib roobab xadigoodu sareeyo oo maalmihii lasoo dhaafay ka da’y ay halkaas, waxaana hakad galay guud ahaan isku socdka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Yurub oo Cunaqabateyn Kusoo Rogaya Iran, Kadib Weerarkii Israel Lagu Qaaday Midowga yurub ayaa ku dhawaaqay inay wadaan qorshe cusub oo ay dalka Iiraan ku saarayaan cuna-qabataynno hor leh, taasoo falcelin u ah weerarkii 13-kii bishan ay ku qaadday Israa’iil, kaas oo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha laheyn.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaabilay Orodyahanka Soomaaliyeed ee Cabdullaahi Jaamac Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jaamac Maxamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah.