2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xiisadda Badda Darteed Baaq u Diray Dhallinyarada Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan gaar ah ku maamuusay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ayaa ku bogaadiyay doorkooda taariikhiga ah.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Bannaanbaxyo Lagu Diidan Yahay Damaca Itoobiya oo Ka Socda Gobolka Awdal Shacabka magaalada Boorame ee gobolka Awdal ayaa maanta dhigay bannaabax ballaaran oo ay kaga soo horjeedaan damaca Ethiopia ee qeyb kamid ah Badda Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Muqdisho: Korneyl Suulnuug oo La Aasay Allah unaxariistee Abaanduulihii guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor ee xoogga dalka oo shalay ku shahiiday Dagaalka Al-shabaab lagula galay Koofurta Gobolka Mudug ayaa maanta lagu aasay Qabuuro ku yaala Magaalada Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Mudug: Duqeymo Lagu Dilay Saraakiil Shabaab ah oo Ka Dhacday Koonfurta Mudug Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal dhanka cirka ah iyo dagaallo ka dhacay Koonfurta gobolka Mudug, waxaana dowladdu sheegtay in howlgalkaas lagu dilay saraakiil ka tirsan Al-shabaab.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Saxiixay Shaciga Lagu Buriyay Heshiiskii Itoobiya iyo Maamulka Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland/
2 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Golaha Horgeysay Hindise-Shaciyeedka Ilaalinta Barakacayaasha. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya XFS mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta horgeeyey Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Golaha Shacabka oo la horgeeyey Hindise Sharciyeedka Xeerka Shaqada Soomaaliyeed iyo Hindise Sharciyeedka ilaalinta iyo Taakuleynta Barakacayaasha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay kalfdhiga 4-aad kulankiisa 8-aad ee Golaha Shacabka.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Mudug: Abaanduule Suulnuug oo Shahiiday Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo maanta ka dhacay deegaan Hoosyimaada magaalada Caad ee Koonfurta gobolka Mudug, kadib markii xubno ka tirsan Al-shabaab ay weerar ay kusoo qaadeen deegaanka Jeexjeex.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Burco: Bannaanbax Lagu Diidan Yahay Heshiiska Badda ee Itoobiya iyo Somaliland Kumannaan shacab ah oo ka careysan damaca dowladda Ethiopia ee Badda Soomaaliya ayaa màanta isugu soo baxay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, kuwaas oo muujinayay diidmadooda heshiiskii Addis Ababa.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Saaaeyn Ceenkee ah ayey Kala Kulmi doontaa Soomaaliya Barnaamijka (ETA) ee Dal kugalka Kenya? Madaxweyne William Ruto ayaa khudbad uu jeediyay ku sheegay in Kenya ay joojin doonto shuruudihii dal kugalka ee dadka booqanaya Kenya, kadib markii dalal dhowr ah oo Africa ah ay ku dhawaaqeen in la joojinayo kala xirnaanta.