1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Somaliland: Odayaasha Dhaqanka Seylac oo Si Adag Uga Falceliyay Heshiiska Lagu Bixiyay Badda Odayaasha Dhaqanka magaalada Saylac oo la hadlay warabahinta ayaa si adag uga hadlay in Muuse Biixi usan bixin karin dhulkooda, ayna tahay arrin isaga u gaar ah oo aysan la qabin waxgaradka iyo Shacbka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Turkiga oo Si Adag Uga Hadlay Xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya Dowladda Turkiga ayaa meel cad ka istaagtay qadiyadda muranka badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaana ay sheegtay in ay garab taagan tahay jamhuuriyadda federalka Soomaaliya tallaabo kasta ay ku difaacanayso madaxbannaanideeda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Jubbaland oo Qaadatay Guuldarradii Labaad oo Xariir ah, Kadib Ciyaartii Koonfur Galbeed Kooxda kubadda cagta ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa guuldaradii labaad oo xariir ah ka qaadatay tartanka maamullada, kadib ciyaar xiiso badan oo ay la qaadatay dhiggeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo 2 1 ku garaacday.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ingriiska oo Kahortimid Damaca ay Itoobiya Ku Dooneyso Dhulbadeedka Soomaaliya Dowladda Ingiriiska ayaa qoraal kasoo saartay damaca Itoobiya ee dhul badeedka Soomaaliya iyada oo si buuxda u garab istaagtay dowladda federalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Midowga Yurub Uga Mahadceliyay Mowqifkooda Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula hadlay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga, Mudane Josep Borrell.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Baarlamaanka Puntland oo Doortay Guddoomiye Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Puntland ayaa manta doortay guddoomiyaha golaha Wakiillada Maamulkaasi, waxaana ku guuleystay xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Siciid, Puntland ayaa ku jirta marxad doorasho oo buuq hareeyay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Mareykanka: Waxaan Aqoonsanahay Xudiuudda Soomaaliya ee 1960 Afhayeenka Wasaarada Arimaha dibadda Mareykanka Matt Miller ayaa sheegay in dowlada Mareykanka ay aqoonsan tahay qaranimada iyo madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya taas oo ku saabsan xuduuda 1960-kii.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Midowga Afrika oo Itoobiya ugu Baaqay Ilaalinta Xiriirka Darisnimo iyo Bedqabka Geeska Afrika Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat oo si dhow ula socdaa xiisadda ka dhalatay heshiiska ay kala saxiixdeen Itoobiya iyo (Somaliland) ayaa qoraal uu soo saaray waxaa loogu baaqay labada dowladood ee Soomaaliya iyo Itoobiya.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay Tahay Hadalka Xoghayaha fulinta ee IGAD oo Ka Careysiiyay Soomaaliya?. Xoghayaha fulinta ee urur goboleedka IGAD Dr. Workneh Gebeyehu oo u dhashay Ethopia ayaa walaac xooggan ka muujiyay isbedeladii ugu dambeeyay ee ku yimid xiriirka u dhexeeya dowladda federaalka Itoobiya iyo dowladda federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisulwasaare Xamse oo Xarigjaray Machadka Daraasaadka Islaamka Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo xarigga ka jaray Machadka Dacwadda iyo Daraasaadka Islaamka, ayaa sheegay machadkani looga fadhiy.