2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Baarlamaanka Federalka oo Wadajir u Ansixiyay Misaaniyad Ka badan Hal Bilyan oo Doolar Dood dheer oo baarlamaanka labadiisa aqal ay ka yeesheen miisaaniyadda ayey maanta ku ansixiyeen Miisaaniyadda dowladda ee 2024-ka, taas oo dhan 1,79315,784.dolar, iyadoo 186 Mudane oo ka kooban Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada SoDMA oo Shaacisay Khasaaraha Dhimasho iyo Barakac ee Fatahaadaha Soomaaliya Hey’adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka ee SODMA ayaa faahfaahin ka bixisay halka ay mareyso saameynta iyo khasaaraha ka dhashay roobabka iyo fatahaadaha ku dhuftay dalka ay sababeen isbelka Cimillada iyo duufaanta El-Nino ee Isbiirsaday.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Hiiraan: Xoogga Dalka oo Fuliyay Howlgallo Ka Dhan ah Shabaab Ciidanka xoogga dalka qeybta 27-aad oo taageero ka helaya kuwa deegaanka ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa ay howlgallo ka wadeen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, kuwaas oo ay ku sugnaayeen Al-shabaab.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Golaha Ammaanka: Mareykanka oo Hor istaagay Xabadjoojin Kadhaqangasha Gaza Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa la horgeeyay Jimcihii qaraar looga dalbanayo xabadjoojin ka dhaqangasha magaalada Gaza ee Falastiin oo muddo 2 bilood ah dagaallo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shir-madaxeedka Urur-goboleedka IGAD oo Ka Furmaya Djibouti, Akhrido Ajendaha Magaalada Djibouti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jibouti waxaa kusii qulqulaya madaxda ka tiran dalalka urur-goboleedka IGAD oo halkaas uu ka furmayo meertadiisa 41-aad oo madaxdu isugu imaanayaan.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Muqdisho: Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Saraakiil Turki ah oo Ka Wadahadlay Dagaalka Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Villa Somalia ku qaabilay khubaro milatari iyo saraakiil sarsare oo ka socday dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo iyo Itoobiya oo Kala Sixiixday Heshiis Dhanka Amniga iyo Iskaashiga Dowladda Federalka Soomalaiya iyo Dowladda Federalka Itoobiya ayaa kala sixiixday hishiis dhanka difaaca ah, kaas dib loogu cusbooneysiinayo heshiis ay labada dowladood ay wada galeen 2014.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino “Hey’adda Duulista waa midda Ugu Kobaca Badan Dowladda “ Ra’iisul Wasaare Xamse Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka qayb galay munaasabdda xuska maalinta Caalamiga ee Duulista rayidka, ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay horumar fiican ka gaartay
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Agaasimahii Madaxtooyada oo Noqonaya Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dastuurka Federalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud oo horay usoo noqday agaasimaha Villa Somalia u magacaabay Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dastuurka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Soo Dhoweeyey Heshiiska Doorashada Puntland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku aaddanaa qabsoomidda doorasho ay heshiis ku yihiin.