Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo,iyada oo ujeedku ahaa u kuurgelidda xaaladda fatahaadaha, diyaargarowga dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.