1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Wasiirrada oo Looga Tacsiyeeyay Weerarkii Lagu Qaaday Kulyadda Jaalle Siyaad Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka, Mudane Xasan Macallim Maxamuud Shiikh Cali. Shirkaan ayaa looga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Madaxeedka Afrika Ee Tanzania Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo hadal ka jeediyay maanta Shir Madaxeedka Afrika ee Horumarinta Awoodda Aadanaha ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ahmiyad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Daahfuray Shirweynaha caafimaadka Caasimadda Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ana Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray shir weynaha caafimaadka Caasimadda oo sanadkii laba mar la qabto kaas oo ay isugu yimaadaan hey’addaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidmada dowladda oo Dib Wareegay Deegaanka Goof Guduud Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa dib ula wareegay gacan ku heenta degaanka Goofgaduud-buurey ee gobolka Bay ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaas oo maalmahaan ay ku sugnaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka Booliiska iyo Wafdi uu Hoggaaminaayo oo Gaaray Seerbia Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Wafti Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo, aya gaaray Magaalada Belgrade ee Caasimada Dalka Seerbiya, halkaas oo uu safar shaqo u joogidoona mudo 4 casho ah,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Kulyadda Jaalle Siyaad Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane , Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay qaraxii ay Al-shabaab dhowaan ka geysatay Kulliyadda Jaalle Siyaad oo uu tababar ugu socday dhallinyaro loo diyaarinayay…
3 daqiiqo Sheeko:War Mucaaradka Puntland oo Madaxweyne Deni Ku Eedeeyay Fashilinta Wadahadalladii Socday Mucaaradka dowlad goboleedka Puntland ayaa siyaabo kale duwan uga hadlay go’aankii kasoo baxay golaha Wakiillada ee lagu ansixiyay furis iyo wax ka bedelka Dastuurka Maamulkaas, xilli wadahadlladii u dhaxeeyay labada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Soomaaliya Ee Tantania Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania kaga qayb galaya Shir madaxeedka horumarinta Karaanka Aadanaha ee Afrika, ayaa kulan la yeeshay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Banaadir oo Tababar Usoo Xiray Shaqaale Dowladda Hoose ah Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir mudane Feysal Caraale Afrax ayaa soo soo xiray tababar socday…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Ismaaciil Cabdimaalik oo Hoggaaminaya Ciidanka Ku Wajahan Ceelbuur, Galhareeri iyo Wabxo. Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow ayaa taliyihii hore ee ciidanka Kumaandooska ee Danab Ismaaciil Cabdi Maalik Maalin u magacaabay taliyaha guutada 16-aad ee lagu magacaabo…