1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Mashruuca Horumarinta Caafimaadka Hooyadda iyo Dhallaanka oo La Daahfuray Wasiirka wasaaradda Cafimaadka iyo daryeelka bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu horumarinayo helitaanka caafimaadka hooyada iyo dhalanka oo tayo leh…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka golaha wasiirrada ee tiirka Soomaali Heshiis ah, ayaa warbixino ka dhagaystay masuuliyiinta wasaaradaha qaar, iyagoo soo bandhigay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Mareykanka oo Ka Hashay Mowqifka Ukrine Ee Ku Biirista NATO Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Sabtidii sheegay inaanu maamulkiisu “fududayn doonin” jidka ay Ukraine ugu biirayso, isbahaysiga NATO, isaga oo xusay in dalkaasi looga baahan yahay inuu maro, hannaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulammo La Qaatay Xubnaha Guddiyada Ee Dib u Eegista Dastuurka Xubnaha labada Guddi ee Dib-u-eegista Dastuurka ayaa Madaxweynaha uga warbixiyey howlaha uga qabsoomay dib-u-eegista iyo latashiyada Dastuurka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mas’uul Mareykan ah oo 5 Kadib Booqasho Ku Tagay Caasimadda Shiinaha Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ninka lagu magacaabo Antony Blinken ayaa booqasho labo maalin qaadan doonta ku tagay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. Safarkan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Cali Jeyte oo Xilka-qaadis Lagu Sameeyay Cali Jeyte Cismaan ayaa laga qaaday xilka guddoomiyaha gobolka Hiiraan, kadib wareegto kasoo baxday madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, halka xilka guddoomiyaha ayaa loo Magacaabay Mudane Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufurow), Guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Madoobe oo Magacaabay Guddi Baaraya Shaqaaqadii Baraawe Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariya shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Baraawe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Ra’iisulwasaare Xamse oo Furay Tababarka 3,000 oo Macalimiin ah oo Dowladdu Qaadatay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta tababar u furay Macallimiinta cusub ee 3,000 ah ee dhowaan dowladda Soomaaliya ay qaadatay, kuwaasi oo shaqo geli…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland oo Qaabilay Ergayga Cusub Ee Qaramada Midoobey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay hoggaaminaysay oo gaaray magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shan Gabdhood oo Soomaali ah oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Mareykanka Shan hablood oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday shil Gaari oo ka dhacay dalka Maraykanka, shilkaan ayaa yimid kadib markii gaari uu kusoo bareeg goostay goob ay isugu yimaadaan dadka…