1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Saraakiil Ka Tirsan Xoogga Dalka oo Tababar Aqoon Kororsi ah Loogu Qabatay Baledweyne Hoggaanka isku xirka shacabka iyo ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ee (CIMIC) ayaa tababar aqoon kororsi ah magaalada beledwayne uga furay qaar kamida saraakiisha iyo saraakiil xigeenada hoggaanimta ee qaybta 27-aad.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo Ka Dhan ah Al-shabaab Ka Fuliyay Bariga Galgaduud Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 26-aad ee Cali Bin Abii Daalib iyo dadka deegaanka ayaa howlgal ka dhan ah kooxda Alshabaab ka sameeyay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanada Bood iyo Budbud.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya oo Ka Qeybgashay Shirkii Koowaad ee Golaha Wasiirrada Ururka EAC Wafdiga ka socda Dowladda JFS oo uu hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka Caalamka ahna u qaybsanaha Arrimaha Bulshada Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) Ali M Omar (BALCAD) ayaa ka qayb galay.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Dalka Ciraaq Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Ra’iisul Wasare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Ciraaq Mudane Dr. Fu’aad Xuseen.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga oo Muqdisho Ku Qabatay Shirka Sedex Biloodlaha ah Waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta martigelisay Shirka Saddex-biloodlaha ah ee Guddi-hoossaadka Kormeerka.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Kumaandooska oo Howlgal Ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Buulo Burde Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururka 8-aad ee Guutada 18-aad ee Gor-gor, ururka 291aad Guutada 29aad ee daljir iyo Ciidamada deeganka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaano hoostaga degmada Buuloburde.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Lacag u Ballanqaaday Askarigii Soo Dila Al-shabaab Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaaray degmada Al-Kowthar iyo deegaanka Daarunicma ee gobalka Shabeellaha Dhexe, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Saraakiil.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Xamze oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Ciraaq Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Ciraaq, Mudane Cabdi-Ladiif Jamaal Rashiid.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Hanti-dhowraha Qaranka oo Guud Marka Baarista Warbixinteeda La Wadaagay Hey’adaha Dowladda Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maamulka sare ee Xafiiska Xisaabiyaha Guud, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Wasaaradda Maaliyadda iyo Golaha Shacabka ee JFS la wadaagay.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Muxuu Ku Saabsan Yahay Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Eritrea? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku tagay magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea.