1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga oo Howlgal Ka Fuliyay Qeybo Kamid ah Gobolka Bokool Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 9-aad ee qeybta 60-aad ayaa howlgal qorsheysan oo lagu burburiyay saldhigyadii Kooxda Al-Shabaab ka fuliyay deegaannada kala ah, Baar, Ceeljeedow, Ceeltuumed.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Soomaaliya oo War Kasoo Saaray Xaaladda Dhulka Dabdamiska Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in Booliisku ay si toos ah hawlgal burbur ah uga billaabeen dhulka dabdamiska maadaama ay dhammaatay mudadii dadka halkaa deggan.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada, War Xisbiga Madaxweyne Macron oo Aqlabiyadda Baarlamaanka Ku Lumiyay Doorashadii Dhacday Doorashooyinka dalka Faransiiska ayaa siweyn waxaa loogu jabiyay xisbiga uu hoggaamiyo Macron, kadib markii xisbiga Isbaheyda bidixda uu helay natiijo lama filaan ah, kadib markii ay heleen 182 Kursi
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya iyo Ciraaq oo Ka Wadahadlay Horumarinta Dhaqaalaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Madaxa Dhadhaqaaqa Al-Xikma ee dalka Ciraaq, Sheekh Cammaar Al-Xakiim.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Munaasabad Lagu Soo Dhoweynayay Safiirka Cusub ee Soomaaliya oo Lagu Qabtay Turkiga Waxaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loo agaasimay oo ay soo qabanqaabisay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas, taas oo lagu soo dhaweyay Danjiraha cusub ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisulwasaare Xamse oo Baaq Nabadeed Kasoo Saaray Dagaal Beeleedka Gobolka Gedo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku baaqay in si deg deg ah lagu joojiyo dagaal beeleedyada macno darrada ah oo uu ugu danbeeyay dagaalka ka socda degmada Luuq ee gobolka Gedo.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Laamaha Amniga iyo Guddoomiye Madaale oo Ka Shiray Dardargelinta Amniga Muqdisho Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo kusimaha Taliyaha hey’adda NISA.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqanka & Buugta Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Saxiixay Buugga Tacsida Marxuum Jawaari Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku saxiixay Buugga tacsida Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Marxuum Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga Gudaha oo Kulan La Qaatay Danjiraha Dowladda Mareykanka Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Mudane Richard H. Riley.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Ciraaq? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda jira booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Baqdaad, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka.