1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Gaaray Baqdaad iyo Kulamo uu La Qaadanayo Mas’uuliyiinta Dalkaasi Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda Jamhuuriyadda Ciraaq.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddoomiye Aadan Madoobe oo Ka Hadalay Nuuca Doorasho ee Dowladdu Qabaneyso 2026 Guddoomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo wareysi siiyay warbaahinta dawladda ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wadahadlay Iskaashiga Labada Dal Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Mudane Dr. Badr Cabdilcaati, Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka ee Jamhuuriyadda Masar.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Dhiggiisa Masar? Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka Taleefanka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siis ayaa ka wada hadlay xaaladda gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Shir Ku Saabsan Xasilinta Deegaannada iyo Soo Kabashada oo Dhuusamareeb Lagu Soo Gabagabeeyay Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray Shirka Madasha Barnaamijka Xasilinta & Soo kabashada oo diiradda lagu saarayay deegaannada laga saaray kooxda.
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlay Kulanka Guddiga Joogtada ah Xilli Dhowaan Baarlamaanku Furmayo? Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ku qabsoomay xarunta guddoonka Iyo guddiyada ee Villa Hargeysa.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Booliiska Gobolka Mudug oo Gacanta Ku Dhigay Khamri Badan Kadib Howlgal La Sameeyay Ciidanka Booliska Gobolka Mudug ayaa howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay Gaari Nooha ah oo ay saarneyd Khamri dhan 487 dhalo ah, ayadoo Ragi watayna la sheegay in ay goobta ka baxsadeen, waxayna ciidanku nabad-galyadu.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo Kusii Jeedda Ciraaq, Muxuu Ku Qotomaa Safarkiisa? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Jamhuuriyadda Ciraaq.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Ciidanka Guutada 9-aad oo Ka Shiray Darargelinta Amniga Baaqna u Diray Dadka Shacabka ah Taliyaha guutada 9-aad Gaashanle Yuunis aadan Xasan uu wehliyo Abaandulaha guutada 9-aad Kabtaan Cilmi Aadan Isxaaq ayaa manta kulan deg deg ah oo ku saabsan dardar-gelinta howlaha hortabinta u leh Ciidamada uu la qaatay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo Ka Wadahadlay Hormarinta Adeegyada Caafimaadka Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudi Carabiya Axmed Bin Maxamed Al-Mawlid.