1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti Ugu Hambalyeeyay 47-guuradii Xornimadooda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda Jabuuti iyo guud ahaan shacabka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo Magacowday u Qeybsanaha Arrimaha Xiriirka Bulshada Bariga Afrika Ra ’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Bare ayaa Mudane Cali Cumar ( Balcad ) u magacaabay in uu noqdo u qeybsanaha Arrimaha xiriirka Bulshada Bariga Afrika.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland iyo Galmudug oo War Kasoo Saaray Dagaallada Galbeedka Mudug Maamulka Galmudug ayaa ku baaqay nabad iyo in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda Galbeedka Gobolka Mudug.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Akhriso: Qodobada lagu Ansixiyay Shirka Golaha Wasiirrada ee maanta Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo uu warbixin guud oo qiimeyn ah.
3 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Dowladda Jabuuti oo Maanta u Dabaaldageysa 47-sano-guuradii Kasoo Wareegtay Xornimadeeda Waxaa maanta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti looga dabaaldagayaa maalintii xornimada uu dalkaasi ka qaatay gumeystihii Faransiiska oo muddo dheer ka talinayay sanadkii 1977, waxaana habeenkii xalay dhacday munaasabad weyn.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kuuriyada Waqooyi oo Sheegtay Iney Ku Guuleysteen Tijaabinta Gantaalaha Madaxa Xambaara Kuuriyada Waqooyi ayaa ku guulaysatay inay samayso Tijaabo muhiim ah oo looga dan lahaa in lagu horumariyo Gantaallada xambaarsan madaxyo badan, sida ay sheegtay wakaaladda warbaahinta dawladda ee KCNA.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya oo Ku Baaqay in Xilka Laga Xayuubiyo Agaasimaha Sirdoonka Madaxweyne ku-xigeenka Kenya, Rigathi Gachagua ayaa weerar afka ah ku qaaday Agaasimaha Sirdoonka, Nordin Haji ka dib markii shalay khudbad ka jeediyay magaalo xeebeedka Mombasa, kadib dibadbaxyo dalka hareeyay maalmahaan.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Wararkii Ugu Dambeeyay Isku Day Afganbi oo Ka Dhacay Dal Ku Yaalla Koonfurta America Madaxweynaha dalka Bolivia Luis Arce ayaa sheegay in ay fashiliyeen isku day afganbi oo ay fuliyeen cutubyo ka tirsan millatariga dalkaasi, kuwaas oo muddo kooban heystay madaxtooyada iyo aqalka baarlamaanka,
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal beeleed Ka Socda Galbeedka Gobolka Mudug iyo Faahfaahinno Laga Helayo Dagaal beeleed xooggan ayaa saaka mar kale deegaanka Saaxa-qurun ee galbeedka Gobolka Mudug ka qarxay kaasoo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo deegaanka ah, waxaana fashilmay isku day dadaal nabadeed oo socday.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Gobolka Banaadir oo Xiray Askar Rasaas Riday Xuska 26-ka June Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kaashanaya Hay’adaha nabad-galyada Caasimadda ayaa soo xiray eedeysanayaal gaaraya 9 Askari oo ka kala tirsan Ciidammada qalabka sida.