1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kursigii Jawaari Laga Dhacay Oo Dib Loogu Noqonayo Doorashadiisa Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa ku dhaawaqy in dib loogu celinayo doorashada kuraasta HOP#154 iyo HOP#103, oo ay sheegen in aan loo marin habraacii loo jideeyay doorashada golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Nin Xaakiisa U Dilay $25 Qamar Cabdi Cumar oo ah haweeney dhashay 12 carruur ah ayaa xalay seygeeda uu ku dilay xaafad ka tirsan degmada Xamar Jajab. Dilka ayaa yimid kadib muran ka dhashay lacag…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy : Cadowgu Wuu Burburay, Wuuna Kala Yaacay” Milateriga Itoobiya ayaa todobaadkan dib ula wareegay gacan ku haynta dhul ay horay u sheegteen ciidmada kooxda TPLF, xilli weli furimaha dagaalka uu ku sugan yahay ra’iisul wasaare Abiy Ahmed.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka: Waxaan Dib-u-eegis Ku wadnaa Taageerada aan Siinno Danab Dalka Mareykanka ayaa sheegay inuu dib u eegis dhan walba ah ku wado taageerada ay siiyaan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab kuwaas oo dhowaan qeyb ka ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka: Eretria Waa Iney Kasoo Baxdo Itoobiya, Waxay Gobolka Ka Wadaan Xasilooni Darro Safaaradda Mareykanka ee Eretria ayaa qoraal adag kasoo saartay war kasoo baxay safaaradda Asmara ee Washington, iyada oo lagu sheegay in warka safaaradda in aanu sax aheyn. Warka Mareykanka oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Yahay Isku Dayga Dil Ee Uu Ka Badbaaday Erdoğan Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa lagu soo waramaya in uu ka badbaaday isku day lagu doonayay in lagu dillo xilli uu ka qeyb galayay isusoo bax dadweyne oo ka dhacayay magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka iyo UK: Doorasho Lagu Shubto, Waxay Horseedi kartaa Qalalaaso Safiirka UK ee Soomaaliya Kate Foster iyo Sii-hayaha Safaaradda Mareykanka Colleen Crenwelge oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in doorasho lagu shubto, oo aan xalaal aheyn ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka Oo Kordhiyay Howlgalka La Dagaalkan Burcad Badeedka Soomaaliya Golaha ammaanka qaramada midoobay ayaa kulan ay ka yeesheen xaaladda Soomaaliya si gaar ah howlgalka la dagaalka burcad badeedka Soomaaliya ayaa sheegay in ay kordhinayaan. Kulanka oo uu Soomaaliya ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dilalka Askarta Ay U Geysanayaan Dhalinyarada Oo Muqdisho Ku Soo Badanaya Markale ciidamada ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa wiil dhalinyaro ah ku dilay agagaarka Isgooyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Mahad Cabdiraxmaan oo kamid ah dhalinyarada magaalada ayey ciidamada toogteen xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Oo Laba Dhalinyaro Walaalo Ah Ku Dilay Muqdisho Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa xalay Isgoyska dabka ee magalada muqdisho ku dilay dad shacab ah. Zakariye Maxamuud Kalafoge iyo Sowdo Maxamuud Kalafoge oo ah laba dhalinyaro walaalo…