2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shirka Wasaaradaha Kalluumeysiga Heer Federal iyo Dowlad Goboleedyada oo Ka Furmay Dhuusamareeb Shirkaan oo ah kii 3aad ee Golaha Maareynta iyo Horumarinta Kalluumeysiga waxaa diiradda lagu saaray xoojinto wadashaqeynta u dhaxeysa Wasaaradaha heer Federaal iyo heer dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka,.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shil Gaari oo Sababay Geerida Ku Dhowaad 30 Ruux oo Ka Dhacay Pakistan Ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay gobolka Balochistan ee koonfur-galbeed Pakistan ka dib markii bas ay la socdeen uu ku dhacay meel tog ah, sida ay saraakiishu sheegeen. Baska oo ka yimid magaalada Turbat.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeygalay Shirka Wasiirrada Dalalka Geeska Afrika oo Nairobi Ka Dhacay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa ka qeybgalay shirka 21-aad ee Iskaashiga Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika.
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda oo Shirka Wasiirrada WSIS20 Uga Qeybgalay Geneva Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Cali ayaa ka qeyb-galay Shirka Wasiirada Isgaarsiinta ee ka qeyb-galaya Madasha WSIS20 oo sanadkaan lagu qabtay Magaalada Geneva.
2 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Hey’adda UNHCR iyo NRC oo Magaalada Qardho Ka Hirgeliyay Guryo Loogu Talogalay Qaxootiga Dawlad Gobaleedka Puntland oo kaashanaysa hay’adaha UNHCR iyo NRC ayaa 78 guri iyo musqulahooda oo ay u raacaan xarumaha bixiya adeegyada bulshada sidda caafimaadka, waxbarashada iyo biyaha.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shiinaha oo Soo Bandhigay Qalab Casri ah oo Milatari, Kadib Dhoolatuskii Soo Dhamaaday Dalka Shiinaha ayaa waxaa dhowaan lagu soo gaba-gebeeyey dhoolatus ballaaran oo muddo15-ka maalmood ah ka socday xurunta tababarrada ee gobolka Kampong Chhnang iyo badda gobolka Preah Sihanouk.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Hoggaanka Sare ee Puntland oo Kulan La Qaatay Xisibyada Siyaasadda ee Puntland Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenkiisa Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa kulan la qaatay Madaxda Xisbiyada Siyaasadda Puntland.
1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Dibadbaxayaal Careysan oo isku dayay Iney Xoog Ku Galaan Safaaradda Israa’iil ee Caasimada Mexico Wakaalada wararka ee AFP ayaa ku warameysa in isku dhacyo ku dhex maray booliska iyo dad mudaaharaadayay afaafka hore ee safaarada Israa’iil ee caasimada Mexico, dibadbaxa ayaa u muuqdo mid rabshado wata.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Gaaray Magaalada Nairobi Si uu Uga Qeybgalo Shirka Bangiga Hormarinta Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya si uu uga qayb-galo Shirka Bangiga Horumarinta Afrika.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu Ku Qotomaa Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Ugu Ambabaxay Shiinaha? Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa gelinkii dambe ee maanta u kicitimay Caasimadda Shiinaha ee Beijing, isagoo hoggaaminaya wafdi ka socda Jamhuuriyadda Federaalka.