Saraakiil Ka Tirsan Somaliland Oo Ku Dhintey Shil Gaari Sheeko:Wararka Caafimaadka Saraakiil Ka Tirsan ciidanka ilaalada xeebaha ee Somaliland ayaa lagu soo waramayaa iney ku dhinteen Shil gaari oo ka dhacay deegaan u dhaxeeya Hargeysa iyo Berbera. Inkastoo aan la shaacin… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Qof Ku Dhex Dhintay Haan Shidaal Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxay sheegayaan in Hal qof uu ku dhintey Haan dhidaal, iyadoo Labo kalena lasoo badbaadiyey. Haantan oo ku jirtay dhulka Hoostiisa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Qatar Oo Cambaareysa Qaraxii Ka Dhacay Baraawe, Sh/hoose Dowladda Qatar ayaa si kulul waxay u cambaareysay qarax galabtii Khamiista ka dhacay garoon lagu ciyaaro kubadda oo ku yaalla magaalada Barawe ee gobolka Shabellaha Hoose. Wasaaradda arrimaha dibadda Qatar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo War Kasoo Saaray Duqeyn Uu Ka Fuliyey Jubada Hoose Taliska ciidamada Maraykanka Africa ee AFRICOM aya waxa uu ka hadlay weerar ay 11-kii bishan diyaaradaha aan duuliyaa lahayn ka fuliyeen saldhig Al-shabaab ku leeyahay gobolka Jubada Hoose, gaar ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NISA oo Taliyeyaal Cusub u Magacawday Hiiraan Iyo B/weyne Qoraal kasoo baxay xafiiska taliyaha NISA ee maamulka Hirshabelle ayaa waxa xilkii looga qaaday taliyahii hay’addan u qaabilsanaa gobolka Hiiraan, waxaana lagu magacaabay sidoo kale taliyaha cusub ee gobolkan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Xil Ka Qaadis Sameeyey (Akhriso) Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu xilka kaga qaaday taliyahii ciidamada nabad sugidda ee gobolka Baay, Ibraahim Isgowe Ibraahim. Shariif Xasan ayaa wareegtadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Khasaare Ka Dhashay Darbi Kusoo Dumay Dad Ku Hoos Ganacsanayey Hal qof ayaa ku dhintey Shan kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu kusoo dumay darbi dheer oo ku yaalla suuqa xoolaha ee magaalada B/weyne. Goob jooge ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Jowhar Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa nabad sugidda iyo Booliiska ayaa howlgallo waxay ka wadaan xaafado ka mid ah magaalada Jowhar ee xarunta Shabellaha Dhexe. Howlgalkaan ayaa daba socdka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jawaari Oo Maanta La Hadlaya Xildhibaannada Golaha Shacabka Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in kulan ay isugu yimaadaan xilhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Sida ay shaaciyeen guddoonka golaha shacabka, waxaa kulankan ka qeybgalaya guddoomiyahii…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa uu ka kooban yahay illaa 4 ciidan oo kala ah: ciidanka dhulka, ciidanka badda, ciidanka cirka iyo difaaca cirka. Dalkeena waxaa uu ciidan lahaa xilligii…