Carte “Waa Inaan La Nimaadnaa Ficillo Ka Tarjumaya Rabitaanka Dadka Soomaaliyeed” Sheeko:War Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Maxamed Cumar Carteh ayaa hambalyo ku aadan furitaanka kala-fadhiga 1aad ee Baarlamaanka 10aad u diray dhamaan xubnaha labada Gole… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Tanzania Oo Sharci Adag Kasoo Saareysa Kalluumeysiga Sharci Darada Ah Dawladda Tanzania ayaa qorshaynaysa in ay dib u eegto xeerka lagu maamulo waaxda kalluumaysiga iyadoo wax ka badaleysa qodobo fududeynaya kalluumeysiga sharci darada ah oo dharbaaxo ku ah dhaqaalaha dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaal Ka Dhacay Gobolka J/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab ayaa ka dhacay Tuulo lagu magacaabo Yaaq Bishaaro oo qiyaastii 60-km u jirta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Dagaalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacayada Iyo Qabiillada Ay Kasoo Jeedaan 5 Kursi Ee Lagu Laabanayo Doorashadooda Madasha Hoggaanka Qaran ayaa qoraal ay soo saartey waxay ku go’aamisey in dib loogu laabto doorashada 5 kursi oo aqalka hoose ah, kuwaasi oo kamid ahaa 11 kursi oo horay…
2 daqiiqo Sheeko:War Madasha Hoggaanka Qaran Oo Go’aan Ka Gaartey Kuraastii La Laalay Ee Aqalka Hoose Madasha Hoggaanka Qaran ayaa go’aan kasoo saartey 11 kursi aqalka hoose oo muran uu ka taagnaa, kuwaasi oo dhowaan ay laaleen guddiga xallinta khilaafaadka. Waxaa la fasaxay 6 kursi, halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Diley K/Afrika Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa burcad hubeysan oo gelinkii dambe ee shalay dil ugu geystay dalka Koonfur Afrika Muwaadin Soomaaliyeed. Muwaadinkaan oo magaciisa lagu soo koobey Xasan ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Waddooyinka Muqdisho Oo Maanta Xiran Maanta waxaa inta badan xiran waddooyinkii ugu muhiimsanaa ee magaalada Muqdisho, iyadoo loo diidayo gaadiidka dadweynaha, waxaana waddooyinka qaar iyana loo diidayaa dadka shacabka ah. Wariyaal ka tirsan Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada Labada Aqal Oo Maanta Lagu Wado In Lagu Dhaariyo Muqdisho Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo munaasabadda dhaarinta xildhibaannada Labada aqal, kuwaasi oo dhowaan lasoo doortey. 25-kii bishan, qoraal kasoo baxay madasha hoggaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Shirey Muqdisho Oo Digniin u Direy Dowladda Itoobiya Ka dib kulan Balaaran oo ka dhacay Magaalada Muqdisho oo ay ku yeesheen Salaadiinta Gobollada waqooyi ayey uga hadleen farogelinta Dowladda Itoobiya ay ku hayso Doorashada Soomaaliya. Salaadiinta ayaa si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtey Tiro Badnida Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Qaar kamid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan ka dhiibtey sida ay u arkaan xildhibaannada Labada aqal, tiro ahaanta mudanayaashan iyo waxa ay soo kordhin karaan. Dadkan oo…