U bood dhigaalka

Bilaal Idiris Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga Lixaad ee kuraasta Gobalada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare.

Kursiga Lixaad ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Bilaal Idiris Cabdilaahi  iyo Saynab Axmed Boqore.

 

Kursiga ayaa waxaa ku soo baxay Senator Bilaal Idiris Cabdilaahi oo helay 37 halka Saynab Axmed Boqore ay heshay 8 cod.

Waxaa sidaas kursiga Afaraad  ee doorahada Aqalka sare ee Somaliland ku soo baxay Bilaal Idiris Cabdilaahi.

Goobjoog News