U bood dhigaalka

Cabdirisaax Maxamed Oo Ka Tirsan Isbadal Doonka 2021 Oo Noqday Senator

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii seddaxaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah :

1: Xaliimo Jaamac Maxamed.

2: Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan.

Musharax Cabdirisaax Maxamed Cusmaan ayaa ku guleystay kursiga kadib markii uu helay codad gaaraya 59  , halka Musharax Xaliimo ay heshay 11 Cod.

Natiijada Labada Musharax ayaa waxaa ku dhawaaqay guddoomiyaha baarlamaanka Jubbaland, waxa uuna noqonaya musharixii seddaxaad ee la doorta kadib Fartaag iyo Gaboose.

Goobjoog News.