Guddoomiyaha Golaha aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo, been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud.
Daawo Qoraalka Ka Soo Baxay Golaha Aqalka Sare
Halka Ka Aqriso Qoraalka Ka Soo Baxay Golaha Aqalka Sare
https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/aqalka-sare-oo-ka-cabanaya-in-golaha-shacacka-ka-beensheegay-habraaca-dhaqan-galinta-xeerka-maaliyadda-guud/
Goobjoog News