Dad Hor Leh oo Coronavirus ugu Geeriyooday Soomaaliland

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland ayaa sheegtay in saacadihii la soo dhaafay deegaannadooda ay xanuunka Coronavirus ugu geeriyoodeen 2 ruux oo la xanuunsanayay fayraskan, waxaana sidoo kale maanta kiisas cusub oo COVID-19 ah laga helay deegaannadaasi.

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin laha ah ayaa sheegtay in 24-kii saac ee la soo dhaafay  14 qof oo cusub uu cudurka soo ritay,  iyada oo sidoo kale shaacisay in guud ahaan ay xanuunka ka bogsadeen 21 iyadoo guud ahaan ay xanuunka u geeriyoodeen 17.

Guud ahaan Soomaaliland waxaa cudurkan kiisaska laga helay ay gaarayaan 217 kiis.

Goobjoog News

Related Articles

6 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW