U bood dhigaalka

Dekadda Muqdisho Oo Aan Shaqeyn Saddex Cisho

Sheeko:Dalka

Warar aanu ka helay dekadda Muqdisho ayaa sheegaya in aaney shaqeyn muddo saddex cisho, waxaana ka soo baxaya sababo kala duwan.

Shirkado ay ka mid yihiin CMA iyi MSC ayaa shaqada joojiyey iyaga oo aan si fiican u sharaxin sababta rasmi ah, laakin warar ayaa sheegaya iney tahay lacago dibadda looga soo rogay.

Shirkadda dekada maamusho ayaa wada hadal kula jirta ganacsatada, waxaa kale oo jirta cabasho laga muujiyey shirkadda mairsk line oo ku cusub dekedda oo ah in systemka ka halaysan yahay

Arrimaha wararkan ku saabsan, la soco