DFS Maxay Ka Tiri Shirka Maanta Ka Furmaya Magaalada Muqdisho

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka si horudhac ah uga hadashay shirka iskaashiga caalamiga ah oo maanta lagu wado inuu ka furmo magaalada Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhoweeyay shirkan, waxaana lagu sheegay inuu yahay mid aad muhiim u ah.

Shirkan ayaa looga hadli doonaa arrimaha horumarinta Soomaaliya, arrimaha bulshada, dhaqaalaha, amniga, siyaasadda iyo cadaaladda.

Halkaan hoose ka akhriso:

 

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW