U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 19-04- 2020

Sheeko:Dalka

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Faah-faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay deegaan hoostaga Gobolka Sanaag.

Ciidamada Dowladda oo deegaanno cusub kala wareegay Xarakada Alshabab.

Tala-bixiyaha caafimaad ee COVID 19, Dr Maxmed M Cali Fuje, ayaa bulshada Soomaaliyeed kula taliyay inay qaataan talooyina caafimaad ee qaybta ka qaadanaya xakameynta faafitaanka CORONA.

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Somaliya ayaa shaacisay in labo ruux ay u dhinteen Coronaviras 19 kalana uu soo ritey.

Maamulka Puntland ayaa Kordhinayay Goobaha lagula Tacaalayo Xanuunka Coronavirus oo dhowr iyo boqol kiis laga helay gudaha Dalka.

Guddiga Covid-19 ee Puntland oo kulan la qaatay Ururada bulshada iyo Dhakhaatiirta Magaalada Garowe.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Cabdiwali Qorane iyo Maariya Haarliin

Goobjoog News