U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 20-04- 2020

Sheeko:Dalka

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Faah-faahinno kala duwan oo ka soo baxaya laba Qarax oo barqabbinadii maanta ka dhacay qaybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha hoose.

Sheikh Shaakir oo sheegay in Dowladda federaalka ay dano gaar ah ka leedahay Siyaasadda Galmudug.

Guddiga ka hortagga CRONA VIRUS oo ka digay halista ka dhalan karta in la qarsado xanuunkaan.

Puntland oo xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee xanuunka CRONA laga helo deegaannada Maamulkaasi.

Maamulka Puntland oo Kordhinayay Goobaha lagula Tacaalayo Xanuunka Coronavirus oo dhowr iyo boqol kiis laga helay gudaha Dalka

Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay inay 3 milyan oo doller ay u diyariyeen la tacaalidda xanuunka COVID-19.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaysa Anfac Aadan cabdi

Goobjoog News