Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 26-03-2020

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin:

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay Shir Jaraa’id oo xafiiska uu ku qabtay waxuu uga hadlay guusha shacabka Soomaaliyeed uga soo hoyatay iyo wadadii loo soo maray deyn cafinta

Guddoonka Golaha Shacabka ee BJFS ayaa soo dhoweeyay talaabadii Bankiga Aduunka,Hay’adda lacagta Aduunka iyo sidoo kale Bankiga Horumarinta Afrika ay Dalka deymaha uga cafiyeen.

Golaha wakiilada maamulka Koofur-galbeed ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad iyagoo doortay guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha.

Somaliland ayaa sheegtay in ay billaabi doonan Howlgallo looga hortagayo faafidda Caabuqa CORONA isla markana aysan ogolan doonin in Dadku isugu yimaadan koox koox.

Aqonyahn Soomaliyed ayaa sheegay in Dowladda somaliya ay heli kartay xal kale oo aan ahayn go’aan dhex-dhexaadinta ahaa ee ay ka qaadatay arrinta Masar iyo Itoobiya

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Bashiir Beerdaro iyo Muno Maxamed Nuur

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW