Dowladda Soomaaliya oo La Wareegtay Deeq Caafimaad oo uga Timid Turkiga

Turkish airline oo sidda deeqdii ugu  horey oo ah qalab caafimaad oo ay dowlada turkiga ugu deeqday Soomaliya  ayaa waxaa  Garoonka Muqdisho ku gudoomay Wasiirka caafimaadka XFS, iyadoo ay goob jog ka ahaayeen Wasiirka gargaarka iyo maaraynta miusiibooyin, Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee XFS  iyo Masuuliyiinkale.

Wasiirka gargaarka  XFS  Xamsa Saciid Xamsa  ayaa sheegay in baahi weyn looqabay qalabka caafimaad  ee dowladda Turkiga ay soo garasiisay dalka maadama uu sameeyay  cudurka halista ah ee Corona  Virus.

Wasiirka  wasaarada caafimaadka iyo daryeelka bulshada Fowsiyo Abiikar Nuur  ayaa sheegtay in qalabkaan caafimaad uu kaalin weyn kaqandoona ka hortgida iyo latacaalida  cudurka covid19.

Safiirka Turkiga ufadhiyo Soomalia Maxamed Yilams ayaa dhankiisa  sheegay in dowladda Turkiga ay garabtagantahy Dowladda & Shacabka Soomaaliyeed waxa uuna ku  amanay dowladda  dadaalka ay kaga horatagayso cudurrkaan.

Wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah  Mudane Axmed Ciise Cawad   ayaa ugu danbeeyntii dowladda Turkiga uga mahadceliyay taagerada  ay garab taagantahay shaabka Soomaaliyeed iyo dowladdooda.

Dowladda Turkiga ayaa horay u shaacisay in  Soomaaliya ay ugu talagaleen kaalmo caafimaad si ay ugula  tacaasho xaladaha caafimaad iyo in ay xakamayso  fafintaanka Virus-ka Corona.

Goobjoog News

Related Articles

7 Comments

  1. My spouse and I absolutely love your blog and
    find many of your post’s to be precisely what I’m looking for.
    Do you offer guest writers to write content for you
    personally? I wouldn’t mind publishing a post or elaborating on a few of
    the subjects you write regarding here. Again, awesome web log!

  2. It’s a shame you don’t have a donate button! I’d certainly
    donate to this brilliant blog! I guess for now i’ll settle
    for bookmarking and adding your RSS feed to my Google account.

    I look forward to brand new updates and will share this website with my Facebook
    group. Talk soon!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW