Dowladda Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Saadaasha Fatahaadaha iyo Daadadka Bisha May ee Dalka

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Soomaaliya ayaa manta soo saartay warbixinta sadaasha fatahaadaha iyo daadadka roobka Guga ee bisha May oo dhan.

Warbixin ka kooban ilaa shan bog ayay Wasaaradda uga hadashay heerarka biyaha labad webi ee Dalka Shabeelle iyo Jubba.

Sidoo kale Warbixinta ay soo saartay Dowladda looga hadlay meelaha iyo deegaannada ay sadaashu tilmaameyso in ay saamey ku yeelan karaan fatahadaadaha iyo daadadka roobka ee ka bilowday Goballada iyo Demooyinka Dalka

Fatahaadaha Webiyada iyo Daadadka ka dhasha xilli roobaadyada oo ah kuwa soo noq noqday ayaa waxey saameyn ku yeeshaan Bulshooyinka ku nool meelaha ay ka dhacaan.

Laba ka mid ah seddexdii xilli roobaad ee ugu dambeysay waxaa ka dhashay oo ay sababeen xaalad bani’aadannimo oo saameeyay nolosha iyo dhaqaalaha bulshooyinka ku nool meelihi ay ka dheceen

Xilligii Deyr-ta ee dhammaadkii sanadkii hore 2019, waxaa Dalka ka dhacay mid ka mid ah fatahaadihi ugu ba’naa ee abid ka dhaca Soomaaliya.

Sidoo kale Gugi sanadkii ka horreeyay ee 2018 waxa dhacday fatahaad maasheysay hanti iyo kaabaashi dhaqaale iyagoo barakiciyay kumannaan dad ah.

Hadaba sanadkan xiligan Gu’ga waxaa la saadaalinayaa in ay di’I doonaan roobab cabbirkooda lagu qiyaasay in ay ka badan doonaan roobabkii hore uga di’i jiray Dalka.

Meelaha loo Cabsado

Sida sadaashu tibaaxayso, waxaa laga cabsi qabaa in inta lagu guda jiro bisha May,2020-ka ay fatahaado ka dhici doonaan dhowr Degmo oo Webigu oo ah ka mid ah kuwa uu Webigu maro. Kuwa halista ugu badan wajahaya waxaa ka mid ah Jowhar, Baardheere, Baladweyne iyo qaar kale.

Saadaasha Daadadka dhulka aan webiyamareenka ahayn

Marka loo barbar dhigo dhulalka wabi mareenka ah dalka intiisa kale waa dhul lugu tiriyo dhulalka qalalan, iyadoo ay taasi jirto ayaa xilli roobaadyada sida xilliga Gu’ga markuu si fiican u roob dhigo ayuu wuxuu sababaa in ay dooxyadu biya badan soo rogaan kuwaas oo loo yaqaanno “daadad” waxayna saameeyn iyo waxyeelaba u geeystaan kaabayaasha dhaqaale iyo hab-nololeedka bulshooyinka u badan xoolo dhaqatada ee halkaas degan iyo sidoo kale dadka ku nool magaalooyinka.

Inta lugu guda jiro bisha May 2020ka, meelaha ay saadaashu ka digeeyso in ay dadka ku dhaqani aad u feejignaadaan ayaa waxaa ka mid ah gobollada sida Bari, Nugaal, Sanaag, Sool, Awdal iyo kuwa kale.

COVID19 iyo Fatahaadahu Markey bohoobaan; Waa Masiibo lamaan

Iyadoo ay bulshooyinkeennu haatan la daalaa dhacayaan saameeynta dhaqaale iyo mida caafimaad ee uu keenay caabuqa safmarka ah ee COVID19, waxaa murugo iyo tiiraanyaba leh sida ay u muuqato in fatahaaduhu ay sii murjinayaan xaalad horeba dadku ay ula daalaa dhacayeen dhaqaale xumi baahsan iyo xaalad bani’aadannimo oo ka jirta wadanka dacaladiisa.

Tala bixin

Warbixintan oo ay diyaariyeen qubarada ka howl-gasha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS waxaa ku jirta talooyin muhiim ah oo haddii ay bulshooyinka qaataan yareyn karta halista ay wajahayaan

“Sida aan ka garan karno saadaasha cilmiga ku dhisan ee roobabka, waxaanu qiyaasi karnaa baaxadda ay yeedlan karto khatarta fatahaad dhici karta, dhinaca kale waxaa adkaan doonta in loo gurmado bulshooyinka ay fatahaaduhu saameeyn doonaan iyadoo ay sababtu tahay in isku socodku adagyahay xaaladda COVID19 darteed”, ayaa lagu yiri warbixinta

Warbixinta waxaa lagu soo bandhigay talooyinka hoos ku xusan:

♣ In bulshooyinka aadka u nugul ee ku nool meelaha ay ka dhici karaan khataraha fatahaaduhu ay goor hore si iskood ah ugu guuraan dhul sareeya oo naftooda iyo hantidooduba ku badbaadi karto. Iyo

♣ in xilligan xasaasiga ah dartiis la mideeyo ka jawaab bixinta caabuqa COVID19 iyo ka jawaab celinta Fatahaadaha iyo Daadaka roobka si loo baajiyo dayac ku imankara qeyb bulshadeena ka mid ah.

Goobjoog News

Related Articles

2 Comments

  1. There is noo better time than att the moment.
    Research the needed work in advance and use wha yyou learn to buy the best contractor to complete the job.
    Lightly sand the wallpaper or score it wih a utility
    knife.

  2. Here are a few of the popular games whnich usually oftsn played
    theeir Caasinos and have grown popular among the participants.
    All of them are played extensively both as welll as in old fashioned casinos The games listed here are
    classified according into the popularity they have among the players all ovewr planet.

    Some software have to get downloared vendor player
    can start playing. Like online roulette, online poker and lots of other newtown apk ios, all of thee dealings are
    completed virtually.

    While there are a bunch quite a few scam sites ouut there, there are legitimate sites that will payy you czsh to
    apply for onlinee reports. Manufacturers are looking
    for people for taking market research surveys and alxo the eassiest starting point find willing people is always tto go to the web.
    Manufacturers pay the survey companies to handle survey taking process alon with the survey companies then compensate you to take
    the surveys. It’s a fast aand easy way to genherate money. It
    won’t make you rich anyone can earn somme extra spending money or pay a bill
    or two wih funds you generate income.

    A regarding rankings whuch isn’t also known as boat.
    It is a hand card tht is made uup of 2 cards with a
    ranking and three cards varioys ranks. For example:
    3-3-3 of hearts and 4-4 of spade.

    Poker is played another thing players annd it is not played with thhe house
    like other activities. There is no dealer inn bingo against individual preference are meant to play.
    Thhe casino is not your opponent in gambling. It is the associated
    with the players against whom you play this game.
    It is played with regular cards and you should be aware of the poker ranks if you wish to play this movie.
    These ranks aree an arrangement of patterns of they which rely onn their numbers,
    colors and symbols . . .. And these are also arranged within a specific .

    You ned to learn these ranks before begin to pargicipate in the game in any
    online gambling establishment. The order of the
    ranks may appear far more immportant considering
    that players is not highest rank win all in the conclusion.

    Also, gambling iis a social passion. Next time you to gamble and have fun, not really try ask
    family mmbers embers members and friends are generally
    legal enouvh to gamble to show up and take part on have fun? Try playing in the low-risk games too,
    and with games that have a low house convenience.

    Hit and Run – You might be wondering what “hit and run” suggests.
    It means that you donrrrt want to forget to stop playing in order to surrenderr pc winning oor losing.
    Permit me to again rewmind yyou that tthe longer you stay playing, probably getting better for
    the casino to gain back what you’ve got from all. So for youu to secure your winnings, better to decrease it out before it’s too past
    due date.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW