Farmaajo iyo Madoobe oo Kulmaya

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in uu socdo kulan u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Kulankan ayaa noqonaya midkii ugu horeeyey ee dhaca kadib qalalaasada labada nin ee ka dhalatay doorashadii Axmed Madoobe ee August 22, ee sanadkii tagay.

Wixii ka soo baxa kala soco halkan.

Goobjoog News

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW