U bood dhigaalka

Golaha Aqalka Sare uu Maanta Horyaallo Sharci Muhiim Ah

Sheeko:Dalka

Waxaa goordhow bilowday kulanka 11aad, kalfadhiga 5aad ee   golaha Aqalka Sare BFS , kulanka waxaa shir guddoominaayo, guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya senator Cabdi Xaashi Cabdullahi, waxaa kale oo garbihiisa jooga ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare Senator Abshir Axmed iyo 2aad Mowlid Guhaad.

Ajengada Kulanka: Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowlada