Golaha Shacabka oo Ansixiyey Xeerka Kuraasta Waqooyi

Aqalka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa goordhow waxaa uu ansixiyey xeerka kuraasta xildhibaannada gobollada waqooyi ama Somaliland.

Weriyaha Goobjoog News ee golaha waxaa uu sheegayaa in coddeynta dhacday ay ogolaadeen ilaa 167 xildhibaan halka uu hal xildhibaan ka aamusay.

Qodobadkan waa kii 2-aad oo todobaad gudahii ay ansixiyaan, waxaa ay horay u meelmariyeen arrinta kootada haweenka, waxaana u haray matalaadda Muqdisho.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW