U bood dhigaalka

Guddoonka Aqalka Sare oo Magacaabay Guddi isku Keena Madaxda DF iyo Kuwa Maamul Goboleedyada

Sheeko:Dalka

Guddoomiyaha aqalka sare  Cabdi Xaashi  Cabdulaahi ayaa magacaabay guddi isku keenaya madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa xubnaha ka ah oo xiriirkooda uusan wanaagsanayn.

Guddigan ayaa ka kooban 9 Senetor oo uu ku jiro guddoomiyaha aqalka sare waxa ayna ka shaqeyn doonaan sidii loo qaban lahaa shir wadatashi ah oo dhexmara madaxda qaranka.

Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa magacaabista guddigan u cuskaday qaar ka mid ah qodobada dastuuriga ah ee dalka u yaal.

Halkan ka akhriso magacaabista guddiga

Goobjoog News